STARS

for Children's Mental Health

STARS for Children’s Mental Health waa xiriir wadashaqyn oo koraya kana dhexeeya dhalinyarada, qoysaska iyo xirfadlayaasha iyagoo kawada shaqynaya sidii ay wax uga bedeli lahaayeen sarena ugu qaadi lahaayeen sida uu u shaqeeyo nidaamka caafimaadka dhimirka/maskaxda ee caruurta.  Adeegyada aanu samayno waa kuwo qoysku sal u yahay, dhalinyaraduna hagto dhaqankana u waafaqsan.  Adeegyada STARS waa lacag la’aan shaqaaluhuna waa kugu caawini karaan sidii aad u heli lahayd caymis/kharash bixin (haddii loo baahdo).

Calaamadaha hoos ku qoran midkoodna ilmahaaga ma ku aragtaa? Haddaad ku aragto, waxaa laga yaabaa in STARS uu ku caawini karo.

  • Murugaysan maalin walba qiyaastii
  • Welwel badan
  • Feejignaan la’aan/waxa uu qabanayo aan si fiican uga fekeri karin
  • Ka hadla in uu isdilo ama ay isdisho
  • Iskoolka dhibaatooyin kala kulma – xagga waxbarashada iyo xagga edebta
  • Ay dhib ku tahay la qabsashada isbedel qoyska ku yimid

STARS waxay isticmaashaa ra’yiga qoyska si xal loogu helo ilmaha iyo qoyskaba. Wixii caawinaad ah Abdirahman Ahmed ka wac 320-491-2413 ama email ugu dir aahmed@gw.stcdio.org

http://www.pacer.org/publications/somali.asp

http://www.multikulti.org.uk/so/health/how-to-improve-your-mental-wellbeing/

DHS-2920-SOM   Program Information brochure - Somali - 9-03
Brochure explaining the various programs the Department of Human Services manages, who is eligible for those programs and how to apply for them.

Taageerada Qoyska